Kalluunka loo yaqaan Libaax Baddeed waxa uu ka mid yahay noocyada kalluunka kuwa khatarsan.
Libax badeedka siyaabaha loo ga manaafacaado waxaa ka mid ah: Hilibkiisa iyo maqaarkiisa iyo mararka qaarkood oo ilkihiisa loo adeegsado farshaxan.
Noocyada loo sameeyo hilibka libaaxa waxaa ka mid ah in la qallajiyo oo cusbo korka laga mariyo, kaddibna la dhoofiyo isagoo qallalan.