Tarraaqad

Kalluunka loo yaqaan Tarraaqadda waxa uu ka mid yahay noocyada kalluunka loogu adeegsiga badan yahay. waxaana noocan kalluunka ah loo adeegsadaa ganacsiga inta hilibkiisa la qasaceedyo la iib geeyo.

Tarraaqada waxaa lagu xisaabiyaa kalluunka ugu dheereeya marka laga hadlayo xawliga. Baaritaano la sameeyey waxaa lagu ogaadey in xawaraha uu ku qordo kalluunka Tarraaqadu uu yahay in ka badan 70 km saacadiiba.

Hilibka tarraaqadu waxa uu ka mid yahay noocyada kalluunka ugu wanaagsanmarka laga hadlayo dhadhanka iyo nafaqada.

Kor | Bogga Kalluunka

Ku Laabo Bogga Koowaad