|
|
Links
Islamic LinksSuugaan |
Aktarka Salman Khan oo la xidhay.
telefishanada dalka india ayaa muujiyay sawiro ah aktarka murqaha wayn (Muscular actor) oo ay ku xeeran yihiin askarta India. Aktarkan ayaa waxa lagu xidhay madaarka (Airport) isaga oo markaasi ka yimi,halkaas oo ay joogeen kumaanku taageerayaashiisa ah iyo wariyayaal si ay u arkaan isaga iyada oo booliskuna ku baaqay in la dhowro nidaamka. Salman khan oo india looga yaqaano kii aan wanaagsanayn ee bollywoodka (Bad boy of bollywood) ayaa sanadkii 2002 lagu xidhay shil uu galay oo ahaa isaga oo habeen saqdhexe ah gaadhi uu watay mariyay midka mid ah dadka bilaa guryaha ah ee banaanada seexda. Salman khan markii arintaasi loo qabsaday ayaa hadana waxa dib laga ogaaday in aanu isagu khaladka lahayn oo waa la iska sii daayay. "Waxa aan rajeenayaa in aktarkaasi la soo daayo oo uu filimo wanaagsan dib noogu dhigo" waxa sidaasi yidhi mid ka mid ah taageerayaasha Salman khan Aktarka shahrukhan oo waraysi siiyay saxaafadashahrukhan:: Aabahay waxa uu akhrisan jiray kitaabka quraanka anigana sidaas ayuu igu bar-baariyay. Aabahay waxa la odhan jiray Maxamed waxaanu ka mid ahaa ragii gobonimo doonka india u soo halgamay. Aabahay waxa uu i baray kalsoonida iyo in aanan cid kale wax laga sugin. WQ: Maxamuud Maxamed Yusuf ![]() |
shahrukhan oo waraysi la'la yeeshay akhri |
|
|